Explore Jiheeye Mentorships
Jiheeye is an annual mentorship program organized by the Alumni Administration
of Mogadishu University. It focuses on enhancing the professional and entrepreneurial skills
of graduating students by bridging the gap between academic knowledge
and real-world opportunities, empowering them to achieve career success.
Maamulka qalinjabiyayaasha Jaamacadda Muqdishu ayaa soo agaasimay kulan aqoonisweydaarsi ah oo lagu falanqaynaayey Mowduuca “Xatabadda Doorashada: Taabbagelinta Xisbiyo Badan & Baarlamaan Tayo leh” Xatabadda doorashadu waa nidaam xisbiyada lagu shardiyo inay helaan tiro go’an oo ah codadka codbixiyayaasha (sida 01%, 03% ama 05% ee tirada codbixiyayaasha dalka) si ay xildhibaanno ugu yeelan karaan baarlamaanka…….
Maamulka qalinjabiyeyaasha Jaamacadda Muqdishu ayaa soo qabanqaabiyey kulan aqoonisweydaarsi ah oo lagu falanqaynaayey “Midaynta Habdhigaalka af Soomaaliga” iyo marxaladihii uu soo maray. Qaar kamid ah dufcadihii kala duwanaa ee ka qalinjabiyey Jaamacadda ayaa ka faa’iideystay aqoonisweydaarsiga. Barnaamijka waxaa soo jeediyey Prof Cabdalla Cumar Mansuur oo ah xeeldheere afafka Kushitigga iyo af Soomaaliga, cilmibaare iyo bare sare ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ahna guddoomiyaha Akademiye Goboleedka af Soomaaliga (AGA)…….

sssssssssssssssssssssss
77777777777777