Explore Jiheeye Mentorships

Jiheeye is an annual mentorship program organized by the Alumni Administration
of Mogadishu University. It focuses on enhancing the professional and entrepreneurial skills
of graduating students by bridging the gap between academic knowledge
and real-world opportunities, empowering them to achieve career success.

Jiheeye Mentorship program 6

05 February 2025

_
In February 2025, the Alumni Administration of Mogadishu University launched the 6th Jiheeye Annual Mentorship Program under the theme “From Campus to Career: Empowering Graduating Students for Job Skills and Entrepreneurship.” The program aims to equip graduating students with practical skills through panel discussions, keynote speeches, and interactive sessions. Key experts include Dr. Abdiwahab Abdullahi Elmi, CEO of BRAVO GROUP, and Mr. Abdi Ahmed Mohamed (Baafo), Director of Dhaxalreeb and former Minister of Agriculture, who shared valuable insights on career development and entrepreneurship..

Jiheeye Mentorship program 5

29 January 2024

_
Maamulka Qalinjabiyayaasha Jaamacadda Muqdisho ayaa sanadkii 5aad qabanaya Barnaamijka Jiheeye oo ah mid loogu talagalay inuu ka jawaabo caqabadaha ay wajahayaan ardayda qalinjabinaysa, wuxuu ujeedkiisu yahay jiheynta ardayda xilliga kala guurka ee ku yimaada nolosha waxbarashada ilaa tan xirfadeed, si loo siiyo fahamka habdhaqanka goobaha shaqada iyo waxbarashada sare oo ah halka ay ku wajahan yihiin.

Jiheeye Mentorship program 4

28-29 January 2023

_
Xafiiska qallinjebiyaasha Jaamacadda Muqdisho ayaa maanta si rasmi ah u furay barnaamijka JIHEEYE MENTORSHIP PROGRAM kiisa 6-aad oo ah barnaamij sannadle ah oo loogu talagalay in lagu kobciyo garaadka iyo fahamka ardayda qallinjabinaya ee dhinaca goobaha shaqada iyo waxbarashada sare oo ah halka ay ku wajahan yihiin Qalinjabinta Kadib.

Jiheeye Mentorship program 3

20 February 2022

_
Maamulka Qalinjabiyeyaasha Jaamacadda Muqdisho oo soo agaasimay Xaflad shahaado lagu guddoonsiinayey qaar ka mid ah ardayda dufcada 22-aad ee Jaamacadda Muqdisho oo dhamaystay tababar 2 maalmood ah oo ku saabsanaa sida ay ardaydu ugu diyaargaroobi lahaayeen qalinjabinta kadib ayaa lagu qabtay xarunta tababarka Jaamacadda muqdisho. Jiheeye Mentorship program oo ah barnaamij sannadle, looguna talagalay ardayda Sanadka ugu dambeeya ee Jaamacadda inay helaan aqoon iyo ogaal ku saabsan Qalinjabinta ka dib. #JiheeyeMentorshipProgram #Mualumni #MogadishuUniversity #Alumni #Qalinjabiyeyaasha #AlumniAdministration