Celebrate Alumni Reunions

Alumni Reunions are special gatherings organized by the Alumni Administration of Mogadishu University. These events bring together former students from different years and fields to reconnect, reflect on their journeys, and strengthen lifelong bonds. They celebrate shared memories while fostering new collaborations and community spirit among MU graduates.

Alumni Reunion program kulliyadda Culuumta Siyaasadda iyo Saxaafadda

6 January 2022

_
Wuxuu ahaa kulan xiise leh oo ay isku arkeen qalinjabiyaashii kulliyadda Culuumta Siyaasadda iyo Saxaafadda ee Jaamacadda Muqdisho, Guddoomiyaha Jaamacadda iyo Maamulka Naadiga qalinjabiyaasha. Wada sheekeysi, iswareysi, kaftan iyo talowadaag ayaa u gundhig u ahaa kulankan oo qayb ka ah furitaanka barnaamijka dib u mideynta qalinjabiyaashii Jaamacadda (Alumni Reunion) oo ah barnaamij loogu talagalay inay ku kala war qaataan dufcooyinkii kala duwanaa ee ka qalinbeddeshay Jaamacadda Muqdisho. Wuxuu maamulka qalinjabiyeyaasha qaban doonaa kulamo kale oo si gaar ah loo qaban doono qalinjabiyeyaasha kulyadaha kala duwan ee jaamacadda.

Sharia and Law Alumni Reunion

12 August 2023

_
Maamulka qalinjabiyeyaasha Jaamacadda Muqdisho ayaa soo qabanqaabiyay kulan is xogwareysi iyo aqoon isweydaarsi isugu jiray, kaas oo ay ka qaybgaleen qaar kamid ah masuuliyiinta iyo xirfadlayaasha ka qallinjabiyay Kulliyadda Shareecada iyo Qaanuunka, iyo Maamulka sare ee Jaamacadda.

Engineering Alumni Reunion 

26 September 2024

_
Maamulka Qalinjebiyayaasha Jaamacadda Muqdisho ayaa soo qabanqaabiyay kulan ay kasoo qayb galeen qalinjebiyayaasha kuliyadda Injineerinka iyo mas’uuliyiin sare oo ka socday jaamacadda qaybna uu ka ahaa prof. Cali Sheekh Axmed, gudoomiye ku xigeenka golaha sare ee jaamacadda sidoo kalana ah guddomiyaha Hay’ada Cilmibaarista iyo Horumarinta Bariga Afrika ee DAD, ujeedkuna uu ahaa in la adkeeyo xiriirka, lana xoojiyo midnimada, iskaashiga Alumni-ga iyo horumarinta dalka

Mogadishu University Celebrates 25th Anniversary with Alumni Reunion

16 September 2022

_
Mogadishu University marked its 25th anniversary with a joyful alumni gathering held on 16 September 2022 at Jazeera Hotel Palace, Mogadishu. The event brought together former students, staff, and partners to celebrate the university’s achievements since its founding in 1997.
Attendees shared memories, reflected on the university’s impact, and explored ways to support its future. The program included speeches, and alumni networking sessions.
The event closed with a strong message of unity and pride under the
#MU25Years #MUAlumni