Share This Post

Dalxiiska Qalinjabiyayaasha Dufcadda 22aad (Alumni Tour)

Maamulka qalinjabiyayaasha Jaamacadda Muqdishu oo hoggaannada fasallada sannadkan 2022 ka qallinjebiyay Jaamacadda kulan soo dhaweyn ah usameyay. Xeeldheereyaal ayaa ardayda siiyay talo waalidnimo iyo tusaalooyin nololeed. #Alumnitour #Mualumni,#AlumniAdministration #MogadishuUniversity
#Alumni
#Qalinjabiyaasha
#MU_Alumni_Tour_2022.