Share This Post

Coffee with Alumni

Waa barnaamij bille; Cilmiwadaag ah, ujeedadiisuna tahay in ay Qalinjabiyeyaasha jaamacaddu is weydaarsadaan aqoon, ogaal iyo waayo’aragnimo. Aalaaba barnaamijku waxa uu ka kooban yahay laba qeybood:- Qaybta 1-aad ee barnaamijka Waxaa lagu casuumaa qof ka mid ah qalinjabiyeyaasha ama aqoonyahan kale oo ku xeeldheer cilmi gaar ah ama leh xirfad gooni, si uu ula wadaago waayo-aragnimadiisa ku aadan mowduuc mudnaan leh oo ku haboon martida barnaamijka.