Share This Post

Jiheeye Mentorship program

Maamulka Qalinjabiyeyaasha Jaamacadda Muqdisho oo soo agaasimay Xaflad shahaado lagu guddoonsiinayey qaar ka mid ah ardayda dufcada 22-aad ee Jaamacadda Muqdisho oo dhamaystay tababar 2 maalmood ah oo ku saabsanaa sida ay ardaydu ugu diyaargaroobi lahaayeen qalinjabinta kadib ayaa lagu qabtay xarunta tababarka Jaamacadda muqdisho. Jiheeye Mentorship program oo ah barnaamij sannadle, looguna talagalay ardayda Sanadka ugu dambeeya ee Jaamacadda inay helaan aqoon iyo ogaal ku saabsan Qalinjabinta ka dib. #JiheeyeMentorshipProgram #Mualumni #MogadishuUniversity #Alumni #Qalinjabiyeyaasha #AlumniAdministration