Share This Post

Coffee with Alumni 17

Maamulka qalinjabiyayaasha Jaamacadda Muqdishu ayaa soo agaasimay kulan aqoonisweydaarsi ah oo lagu falanqaynaayey Mowduuca “Xatabadda Doorashada: Taabbagelinta Xisbiyo Badan & Baarlamaan Tayo leh” Xatabadda doorashadu waa nidaam xisbiyada lagu shardiyo inay helaan tiro go’an oo ah codadka codbixiyayaasha (sida 01%, 03% ama 05% ee tirada codbixiyayaasha dalka) si ay xildhibaanno ugu yeelan karaan baarlamaanka.......

Share This Post

Coffee with Alumni 16

Maamulka qalinjabiyeyaasha Jaamacadda Muqdishu ayaa soo qabanqaabiyey kulan aqoonisweydaarsi ah oo lagu falanqaynaayey “Midaynta Habdhigaalka af Soomaaliga” iyo marxaladihii uu soo maray. Qaar kamid ah dufcadihii kala duwanaa ee ka qalinjabiyey Jaamacadda ayaa ka faa'iideystay aqoonisweydaarsiga. Barnaamijka waxaa soo jeediyey Prof Cabdalla Cumar Mansuur oo ah xeeldheere afafka Kushitigga iyo af Soomaaliga, cilmibaare iyo bare sare ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ahna guddoomiyaha Akademiye Goboleedka af Soomaaliga (AGA).......

Share This Post

Coffee with Alumni 15

Maamulka qalinjabiyeyaasha Jaamacadda Muqdishu ayaa soo qabanqaabiyey kulan aqoonisweydaarsi ah oo lagu falanqaynaayey “Midaynta Habdhigaalka af Soomaaliga” iyo marxaladihii uu soo maray. Qaar kamid ah dufcadihii kala duwanaa ee ka qalinjabiyey Jaamacadda ayaa ka faa'iideystay aqoonisweydaarsiga. Barnaamijka waxaa soo jeediyey Prof Cabdalla Cumar Mansuur oo ah xeeldheere afafka Kushitigga iyo af Soomaaliga, cilmibaare iyo bare sare ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ahna guddoomiyaha Akademiye Goboleedka af Soomaaliga (AGA).......

Share This Post

Coffee with Alumni 10

Coffee with Alumni oo ah barnaamij bille ah oo uu soo agaasimo Maamulka Qalinjabiyeyaasha Mogadishu University جامعة مقديشو, ujeedadiisuna tahay in ay qalinjabiyeyaasha jaamacaddu isku waydaarsadaan aqoon iyo waayo aragnimo ayaa bishan kiisa 10aad lagu qabtay 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐍𝐚𝐢𝐫𝐨𝐛𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐊𝐞𝐧𝐲𝐚. Barnaamijka waxaa kasoo qeybgalay qaar kamid ah qalinjabiyeyaashii Jaamacadda Muqdisho ka aflaxay ee dalka Kenya waxbarashada sare ujooga ama ka shaqeeya. .......

Share This Post

Coffee with Alumni 9

Coffee with Alumni oo ah barnaamij bille ah oo ay soo agaasimaan Maamulka Qalinjabiyeyaasha Mogadishu University جامعة مقديشو ayaa bishan kiisii 9aad lagu qabtay Istanbul,Turkiga. Waa markii ugu horreysay ee Barnaamijka Coffee with Alumni lagu qabto dalka dibaddiisa. Barnaamijka waxaa kasoo qeybgalay qaar kamid ah qalinjabiyeyaashii Jaamacadda Muqdisho ka aflaxay ee dalka Turkiga waxbarashada sare ujooga. Waxaa xusid mudan in uu Barnaamijka qayb ka ahaa mudane Sheekh Ahmet .....

Share This Post

Coffee with Alumni 8

Maamulka qalinjabiyeyaasha Jaamacadda Muqdishu ayaa soo qabanqaabiyey kulan aqoon isweydaarsi ah oo lagu gorfaynayey dhibaatada haysta luqadda Carabiga iyo tariikhda dheer oo ay ku leedahay dalka iyo dadka Soomaaliyeed, iyada oo la ogyahay in ay luqaddu tahay luqadda labaad ee dalka ee dastuuriga ah. Barnaamijka waxaa kasoo qaybgalay aqoonyahanno ku takhasusay Luqadda Carabiga iyo xeeldheerayaal xog ogaal u ah sooyaalka iyo dhacdooyin taariikheed ee jiilba uu jiil ka soo...

Share This Post

Coffee with Alumni 7

Barnaamijka coffee with alumni waa barnaamij bille ah oo uu soo agaasimo maamulka qalinjabiyaasha ee Jaamacadda Muqdisho. ujeedadiisuna tahay in ay Qalinjabiyaasha Jaamacadda isku weydaarsadaan aqoon iyo waayo’aragnimo. #CoffeeWithAlumni.
#MogadishuUniversity
#qalinjabiyaasha
#alumni
#administration

Share This Post

Coffee with Alumni 6

Mogadishu University Alumni ayaa qabtay barnaamijka billaha ah ee Coffee with Alumni kaasi oo lagu fallanqeeyay "Masuuliyadda Caafimaadka: Aragtida Shareecada Islaamka iyo Xeerka Soomaaliya ". Qaar kamid ah dufcadaha 21aad iyo 22aad ee kulliyadda Medicine ayaa loo qabtay barnaamijkan. Waxaa bishan barnaamijka marti ku ahaa Abukaate Bashiir Maxamed Shiikh oo ah bare iyo xeeldheere arrimaha sharciga. Barnaamijka coffee with alumni, waa barnaamij bille ah oo uu soo agaasimo maamulka....

Share This Post

Coffee with Alumni 5

Mogadishu University Alumni ayaa qabtay barnaamijka billaha ah ee Coffee with Alumni kaasi oo lagu fallanqeeyay "Saameynta ay leedahay in si xun loo isticmaalo Internetka iyo kaalinta aqoonyahanka". Madasha waxaa ka qeyb galay aqoonyahanno iyo dad badan oo saameyn ku leh baraha bulshada, kuwaasi oo siyaabo kala geddisan uga hadlay Internetka. Barnaamijka coffee with alumni, waa barnaamij bille ah, oo uu soo agaasimo maamulka qalinjabiyaasha ee Jaamacadda Muqdisho....

Share This Post

Coffee with Alumni 4

Barnaamijka coffee with alumni, oo ah barnaamij bille ah, ujeedadiisuna tahay in ay Qalinjabiyaasha Jaamacadda isku weydaarsadaan aqoon iyo waayo’aragnimo. Barnamijka waxaa ka qaybgalay qaar ka mid ah qalinjabiyeyaasha Kuliyadda Injineeriyada ee Jaamacadda Muqdisho. Bishan waxaa diiradda lagu saaaray masuuliyadda saaran Injineerada dhismaha dhanka fiqiga Islaamka iyo qaanuunka madaniga. Waxaa bishan barnaamijka marti ku ahaa...

Share This Post

Coffee with Alumni 3

Barnaamijka coffee with alumni, oo ah barnaamij bille ah, ujeedadiisuna tahay in ay Qalinjabiyaasha Jaamacadda isku weydaarsadaan aqoon iyo waayo’aragnimo oo uu soo agaasimo maamulka qalinjabiyaasha ee Jaamacadda Muqdisho, islamarkaasna ay ka qaybgaleen qaar ka mid ah macalimiinta iskuulada, Jaamacadaha dalka, iyo ardayda baahiyaha gaarka qaba ee dhigata Jaamacadda Muqdisho ayaa bishan diiradda lagu saaaray istiraatijiyadda waxbarasho ee dadka baahiyaha gaarka qaba...

Share This Post

Coffee with Alumni 2

Waa barnaamij bille; Cilmiwadaag ah, ujeedadiisuna tahay in ay Qalinjabiyeyaasha jaamacaddu is weydaarsadaan aqoon, ogaal iyo waayo’aragnimo ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Barnaamijka waxaa si gaar ah marti ugu ahaa kalkan, Xeeldheerayaal ku takhasusay: ACCA -Association of Chartered Certified Accountant- Ustaad Abdullahi Salad Hussein – Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda ee wasaaradda caafimaadka Ministry of Health- Somalia Ustaad Yasin M. Ibarr- Guddomiyaha Somali ...

Share This Post

Coffee with Alumni 1

Waa barnaamij bille; Cilmiwadaag ah, ujeedadiisuna tahay in ay Qalinjabiyeyaasha jaamacaddu is weydaarsadaan aqoon, ogaal iyo waayo’aragnimo. Aalaaba barnaamijku waxa uu ka kooban yahay laba qeybood:- Qaybta 1-aad ee barnaamijka Waxaa lagu casuumaa qof ka mid ah qalinjabiyeyaasha ama aqoonyahan kale oo ku xeeldheer cilmi gaar ah ama leh xirfad gooni, si uu ula wadaago waayo-aragnimadiisa ku aadan mowduuc mudnaan leh oo ku haboon martida barnaamijka.